Dowladda oo Shaacisay in ciidamadii Eritrea ku maqan dalka laga soo celinayo si ay…

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa wada qorshihii ugu dambeeyay ay dalka dib ugu soo celineyso dhallinyaro badan oo tababar loogu qaaday dalka Ertrea, kuwaa oo muddo sannado ah dalkaasi ku maqnaa. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudah iyo dib u heshiisiinta  Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa sheegay in ciidanka ku maqan dalka Eritrea dhawwaan dalka lagu soo celinayo … Continue reading Dowladda oo Shaacisay in ciidamadii Eritrea ku maqan dalka laga soo celinayo si ay…